Maraykanka oo hakiyey taageeradii uu siin jiray milateriga Somalia & Musuq maasuq soo shaac baxay

Maraykanka ayaa joojiyay taageeradda dhanka saadka ah ee uu siin jiray Militariga Soomaaliya ka dib markii ay soo baxday wax isdabarin lagu eedeeyay saraakiisha ciidanka Wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganaysa xubno ka tirsan waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka waxay sheegaysaa in xukuumadda Washington ay hakad galisay taageeradda dhanka saadka ah ee ay ku bixin jireen … Continue reading Maraykanka oo hakiyey taageeradii uu siin jiray milateriga Somalia & Musuq maasuq soo shaac baxay